Labada Kuuriya oo gantaalo isweydaarsaday iyo xiisad dagaal oo ka dhex aloosan (Sawirro)

Gantaal ballastic ah oo ay soo rideen ciidamada Kuuriyada Waqooyi ayaa Arbacadii ku soo dhacay meel wax ka yar 60 KM u jirta xeebaha Kuuriyada Koonfureed, waana markii ugu horreysay oo gantaal tijaabo uu ku dhacay meel u dhow biyaha Kuuriyada Koonfureed, taasoo keentay in Kuuriyada Koonfureed ay soo saarto digniino naadir ah oo xagga … Continue reading Labada Kuuriya oo gantaalo isweydaarsaday iyo xiisad dagaal oo ka dhex aloosan (Sawirro)